Ku soo Dhawaada Blog
Asc dhammaan akhristayaasha qiimaha badan!
Aad baan ugu faraxsanahay in aad soo booqatay blog-gayga cusub. Magacaygu waa Mohamed Abadir waxaanan ahay qof jecel waxa yaabaha aad jeceshahay – tusaale: qoraalka, la wadaaga fikirka, waxbaridda, sheekooyinka, iwm
Comments
Post a Comment